Wararka

Kismaayo:Ra’iisul Wasaaraha cabdiwali sheekh oo dardaaran u jeediyay ciidamo tababar ku qaadanaya magaalada Kismaayo Kismaayo, April 16.2014-

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo dardaaran u jeediyay ciidamo tababar ku qaadanaya magaalada Kismaayo Kismaayo, April…

madaxweynaha axmed maxamed islaam axmed madoowe oo booqday wasaarada arimaha gudaha iyo amniga

madaxweynaha axmed maxamed islaam axmed madoowe oo booqday wasaarada arimaha gudaha iyo amniga

madaxweynaha maamul goboleed jubaland axmed maxamed islaam (axmed madoowe) oo maanta kormeer kutagay  xafiiska wasiirka…

maxamed xaaji cabdinuur oo lodortay madaxweynaha koonfur galbeed

maxamed xaaji cabdinuur oo lodortay madaxweynaha koonfur galbeed

madaxwaynaha maamulka koon fur galbeed ee soomalia oo maanta lagu doortay hotel bakiin oo kuyaalo…

Nicholas Kay oo Ka Hadlay Shirarka maamul dhisidda ku saabsan ee ka socda Baydhabo.

Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay  ayaa si hoose …

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kusoo laabtay.

Magaalada Garoowe waxaa maanta dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed…

Dowladda oo Taageertay Mid ka mid ah Shirarka ka socda Baydhabo.

 Dowladda federaalka Somalia ayaa caddeysay maanta mowqifkeeda ku aaddan shirarka ka socda magaalada Baydhabo ee…

Safiirka Ruushka ee Somalia oo laga gudoomay Aqoonsiga safiirnimo.

Maddaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Ruushka…

Xoghayaha Guud ee Golaha Baarlamanka Puntland oo la Magacaabay.

Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Puntland , Siciid Xasan Shire ayaa maanta lagu…

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo degmooyin kormeeray.

Kaddib magacaabistii guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muun-gaab ayaa waxay maanta…

Madoobe Nuunow oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madoobe Nuunow Maxamed ayaa Isniinta maanta ah loo doortay madaxweynaha maamulka gobollada Koonfur-galbeed Soomaaliya, kaddib…

Maqaal:Laablakac Dowlad Kuma Shaqaysee, Maxaa Talaa?

Intaan aan qoraalkayga u gelin, aan idin xasuusiyo in asbuucyadii la soo dhaafay ay shabakada…

Madaxweynaha Somaliya Oo sheegay In Dowlada Uganda ay Shacabka Somaliya Dhiiga U horeyn.

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha…

CHINA: tirada dadkii ku geeriyoodey weerarkii mindiyaha oo korortay.

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa weerar ay dad badani ku dhinteen oo gelinkii…

Who's Online

  • 1 Member.
  • 226 Guests.

Maqal iyo Muuqaal

  • DAAWO:MASUULYIINTA CIIDAMADA MAAMULKA JUBALAND EE MAGAALADA KISMAAYO AYAA SHEEGAY INAY KU GUULEYSTEEN XAQIIJINTA AMNIGA

madaxweynaha axmed maxamed islaam axmed madoowe oo booqday wasaarada arimaha gudaha iyo amniga

madaxweynaha maamul goboleed jubaland axmed maxamed islaam (axmed madoowe) oo maanta kormeer kutagay  xafiiska wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga halkaas oo kula kulmay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga maxamed warsame darawiish iyo shaqaalaha wasaarada lamaheda kala duwan kadib  madaxweynaha iyo wasiirka ayaa galay shir caalami ah wasiirka arimaha gudaha iyo amniga maxamed warsame darawiish…

Ciidamada lagu qiyaasay 1350 askari oo maanta kasoo dhaqaajiyay Dhooblay

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Dhooblay ee gobalka Jubba Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaas tababar loogu soo xidhay askar ka tirsan deegaanka oo gaadhaya 1350 askari , kuwaas oo la sheegay in ay ku wajahyihiin in ay raacdaystaan hadhaadigii Alshabaab oo wali jooga magaalada Jilib io deegaano kale oo u dhow dhow. Ciidamadan tababarka loo…

Ciidamada lagu qiyaasay 1350 askari oo maanta kasoo dhaqaajiyay Dhooblay

MAXAY UMADDU KU XASUUSAN DOONTAA AXMED GODANE? (Maqaal) by Cabdul Xamiid.

Waxaa muuqata in kooxda tayo iyo tirada yareeysay ee uu hogaamiyo Axmed Godane oo ku howlgala magaca Muqtaar Abu Zubeir, uu hadda gabbalkoodu sii dhacaayo. Taasoo sabab u ah kadib markii uu ka leexday hogaankoodu gabi ahaanba shareecada Islaamka uuna bilaabay inuu wax ku hogaamiyo hawadiisa qaldan ay ku dheehantahay kibirka, xukun jaceeylka   iyo isla wayniga,…