Archives for Wararka

Daawo sawiro : Madaxweynaha Jubaland mudane Sh Ahmed m Islam iyo soo dhaweyntii Madaxda Jabuuti

wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha jubbaland ayaa maanta kadegay caasimada jabuuti ayagoo kasoo kicitimey magaalada kismaayo xarunta dowladda goboleedka jubbaland. wafdigan ayaa ka koobnaa wasiiro iyo madax sare oo katirsan dowladda goboleedka jubbaland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga ee jbuuti , waxaana halkaa kusoo dhaweeyay wasiiro
Read More

Fanaaniin caan ah oo ku soo wajahan magaalda Kismaayo.

fanaaniin  uu kamid yahay abwaan Sangub iyo Fananinta Kala ah Muslimo Qasim Hilowle iyo Cali Dhaanto Oo lagu wado in ay Maalmaha Soo socda ay sogaraan Magalada Kismaayo Ee Xarunta Jubbaland Iyagoo Kasoo qayb Gali dona shirka dibuheshisineed Ee Kasocday Magalada, Muslimo waad arkaysaan Waxa ay gacanteda kugaracanaysaa Waa Organkii
Read More

Daawo:video Bayaanka kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamanaka Somalia.

05/05/2014      Ku: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya OG: Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ( Jawaari ) Guddoomiyaha Baarlamaanka F. Soomaaliya OG: Ambassador Nicolas Kay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Ujeeddo: BAAQ SOO JEEDIN IS-CASILAAD. Mudane Madaxweyne,  Annagoo ah Xildhibaannada magacyadooda hoos ku saxiixan yihiin, kana
Read More

The Sheikh who would have fought Shabaab at Westgate

When you meet him in the mosque, Sheikh Mohamed looks like he cannot hurt a fly. Sheikh Mohamed is Afmadow’s Chief Kadhi, he is highly regarded in the small town of 15,000 people from where the extremist Al-Shabaab militants were ejected by the Kenya Defence Forces (KDF) under the African
Read More

Haweenka Gobollada Jubbooyinka oo isugu yimid kulan nabadeed..

Kulan qeyb ka ah kulammada dib u heshiisiineed oo ka socday muddooyinkii u dambeeyay magaalada Kismaayo, kuwaasoo ay ku wada hadlayeen beelaha wada dega Jubooyinka ayaa maanta ka dhacay Hotel Sahal kubay  ee magaalada Kismaayo, iyadoo kulankii maanta la isugu keenay qaar kamid ah haweenka dega Jubooyinka, kuwaaso ka socday
Read More

Soomaali laga soo celiyay Kenya oo Muqdisho la keenay..

Qaybtii labaad Soomaali laga soo celiyay dalka Kenya ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuwaasoo ka mid ahaa dadkii Soomaaliyeed ee lagu qabqabtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Tirada dadka maanta la keenay ayaa ahayd 91-qof, kuwaasoo sheegay inay muddo laba toddobaad ah ay ku
Read More

Nabaddoon Beesha sade u hadlay oo lagu magacaabo maxamed cali oo ku eedeeyay bare hiiraale iyo adeerkii cabdi shire in taladii beesha jeebka kuriteen oo arinta kismaayo iyaga kaxalismi la dahay.

Col, Barre Hiiraale iyo Abdire Shire ayaa si cad u diiday dadaalka soo xareynta ciidanka Goobweyn iyo dhameystirka hishiiskii Adis Ababa oo ay arrintaasi bud-dhig u tahay. Waxaana ay taasi keentay inuu wali is mari waa ka dhex jiro labada dhinac. Nabadoon Maxamed Cali iyo guddi uu ku jiro oo
Read More

maxamed xaaji cabdinuur oo lodortay madaxweynaha koonfur galbeed

madaxwaynaha maamulka koon fur galbeed ee soomalia oo maanta lagu doortay hotel bakiin oo kuyaalo magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay. maxamed xaaji cabdinuur  ayaa lagu dhawaaqay inuu kuguulestay  doorashadii kadhacday hotelka bakiin ee magaalada baydhabo halkaas oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay kasocdeen shir larabay oo loogu sameeyo maamul sax
Read More

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kusoo laabtay.

Magaalada Garoowe waxaa maanta dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo muddo toddobaad ah safar shaqo ugu maqnaa dalka Itoobiya. Wafdiga madaxweynaha oo ay kamid yihiin wasiirka arrimaha gudaha iyo wasiirka warfaafinta, waxaa si diirran  loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Mas’uuliyiin
Read More