Maxaa ka jira in madaxweynaha Kililka shanaad ee Ethiopia,Cabdi Maxamuud la badalay?

Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Madaxweynaha Kililka Mr Cabdi Maxamuud la badalay ay shabkada Dailyjuba dabagal ku samaysay arrintaas , waxaana usoo baxay sidan.

* Shabakada wararka faafisay waa wardheernews.com oo si been abuur cad ah ula timid warkaas oo la sheegay in ay kasoo xigatay dad ku qayilayay Addisbaba.

* Cabdi Cumar waxaa uu dhawaan u anbabaxayaa dawlado ay ka midyihiin, Qadar, Saudiarabaia iyo kuwa kale oo Carab ah.

* Waxaa laga yabaa in Mr Cabdi Cumar uu bisha soo socota safar sidoo kale ku tago Maraykanka iyo Yurub.

* Cabdi Cumar waxaa la sheegay in uu ku jiro wakhtigii uu maamulkiisu ugu xooga badnaa.

Maaxaa loga dan leeyahay beentan qaawan ee wardheernews ay baafisay? waa qoraal aan ku eegi doono wararka soo socda.

Dailyjuba.com

One Comment

  1. mohamed says:

    Somaali waa cadoow absame sidaasi ogaada. waxeey kaxunyihiin maxeey absame ula heshiiyeen Ethiopia. boqo jeer ayaa runti maqle dad somaali Oo kusheekeeysanaayo cabdi cumar waa labadale. war absamoow hurdada kakaca. Ethiopia are my brothers!

Leave a Comment