Wararkii ugu Danbeeyey Ee Magaalada Kismaayo.

 

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo  ayaa sheegaya in  amaanka  magaalada aad u soo hagaagayo .waxaa jirin haba yaraatee iska hor imaad ah oo ka dhacay magalada ama khalkhal galin kara amaanka  waxaa jirtay malmahan arin ay buunbuunisay saxaafada soomaalida  oo ahayd in ciidamo katirsan kuwa dowlada  ay fuuleen dhabaqyada magaalada arintaas oo aan wax kaweydiinaya sargaal katirsan ciidamada amaanka ayaa ku tilmaamaya been abuur ay faafinayan  dadka dano gar ah kaleh  arimaha kismaayo iyo websiteyo lagu yaqaano sharwadayriyaal qayb ka ah dhibaatada kajirta somaliya wuxuuna shegay in lala xisaabtamidoono insha alaah.

dhinaca ganacsiga maagalada  ayaa horomar laaga dareemayaa marbamarka kadanbaysa  dakada ayaa sifiican howlaheedii shaqo  uwada.

Hay’adahii samafalka ayaa sarfeey kutagay magalada qaybaheeda kala duwan waxaa ilaa iyo hada mucaawino keenay magalada marka yar oo ka socday WUFP oo  todobaad  kahor kusoo xirtay dakada magaalda oo siday raashin lagu sheegay 1000mlmtn, raashinkaaso lagaariiyay dadka baahanayaasha ee ku xareysan kammamka magaalada .

 Maalmahii lasoo dhaafay waxaa kusugnaa magaalada wafti kasocday turkiga oo indha indheynayay baahida kajirta magaalada,  kuwaasoo kaduulaya maanta garoonka dayuuradaha ee magalada ayna siisagootiyeen maamulka magalada kismaayo.

Dhanka kale arimahii siyaasada ee maamul usameynta  ayaa meel fiican maraya.  Magaalada ayaa waxaa ku soo foolleh wafti balaaran oo kakala socda IGAD iyo dowlada FDka oo  loo xilsaaray  dhameystirka maamul goboleedka jubaland state.

 

DAILYJUBA.COM KISMAAYO  WARIYE ABDISHUGI

 

Leave a Comment